Radio Hargeysa iyo SNLTV oo aan weli si rasmi ah looga baahin dhaliilaha mucaaridka.
Gebo Gebo News

October 22nd, 2020
Radio Hargeysa iyo SNLTV oo aan weli si rasmi ah looga baahin dhaliilaha mucaaridka.

Hargaysa (Gebogebonews)-14kii bishan October waxaa magaalada Hargeysa shir jaraaid ku qabtay Siyaasiyiin uu kamid yahay Maxamuud Xaashi Cabdi, kuwaasi oo dhaliilo kala duwan usoo jeediyay hoggaaminta madaxweyne Biixi, balse lagama baahin telefishanka Qaranka Somaliland iyo Radio Hargeysa.

 

Isla 19kii bishan October waxaa isna magaalada Hargeysa shir warbaahineed ku qabtay hoggaamiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Xirsi Cali X. Xasan oo isna dhaliilo kala duwan usoo jeediyay xukuumadda Somaliland, isagana lagama baahin hadalkiisii Radio Hargeysa iyo SNLTV.

 

19kii bishii hore ee September ayay ahayd markii Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Warfaafinta Somaliland lagu sheegay in si dhexdhexaad ah looga baahin doono wararka iyo barmaamijyada ka dhaca gudaha Somaliland warbaahinta dawladda.

 

Khaalid Foodhaadhi




Features

  • Diiwaan gelinta Codbixiyeyaasha Doorashooyinka Oo Saaka Ka bilaabmay Dalka Iyo Duruufaha Ku Xeeran
  • Soomaalida Itoobiya Iyaga Xaaladdoodu Waa Ninkii Hooyaday Guursadaba Waa Adeerkay W/Q Cabdiraxmaan Cadami
  • Dibadbax Lagaga soo Horjeedo Xayiraada Covid 19 Oo London ka Dhacayhttps://www.youtube.com/watch?v=xHe4t7PBmdg&feature=emb_title
  • TPLF Iyo Xukumadda Abiy Oo Somaliland Tusaale Ka Dhigtay
  • Dilaagii Muqdisho – Macallin Ilkacase Iyo Xubno Kale Oo Lagu Fuliyey Dil Toogasho
  • Maamulka iyo madaxda sare ee iskuulka orbit inretnational college ayaa xaflad u qabtay arday kaqalin jabisay
  • Maxamuud Xaashi Oo Eedaymo U Jeediyay Madaxweyne Biixi, Kana Hadlay Hankiisa Musharaxnimada Guddoomiyenimada KULMIYE.
  • Daawo:Maayirka Burco Maxamed Muraad Oo Hoga Tusaaleeyey Sooyalka Taarikhed Ee Magalada Burco Naanayso Cusub-na Bixiyey.
  • Shacabka Burco Oo Ku Guulaystay Inay Iska Dulqaadan Dulmigii Iyo Tacadigii Ay Ku Haysay Shirkada Laydhka Ee HECO.
  • Jiif Caaqilka Guud Ee Beesha Muuse Abokor Oo Madaxweyne Muuse Biixi Ugu Goodiyay Dagaal, Wasiir Maxamed Kaahina Ku Sheegay Ninaan Kalsooni Ka Haysan Beesha Uu Ka Soo Jeedo.
  • Daawo:Isuduwaha Wasaarada Caafimadka Togdheer Oo Sharaxay Muhiimada Uu Leeyahay Mashruuc Kor Loogu Qaadayo Caafimaadka Hooyada Iyo Dhalaanka Oo Burco Lagu Daah Furay.
  • Daawo:Barnaamij Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka + Ganacsatada Oo Heshay Goob Ay Si-Cadaalada Ugu Tartamaan.
  • Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Si Adag U Dhaliilay Dhismaha Jidka Berbera Corridor Ee Dhawaan La Dhagax Dhigay.
  • Dawlada Kenya Oo U yeedhay Safiirkeedi Muqdisho, kuna Amartay Safiirka Somaliya Inuu Ka baxo Dalkeeda.
  • Saddex Masuul Oo Xilal Wasiirnimo Ka Soo Qabtay Xukuumadii Siilaanyo Oo Muqdisho Ka Degay.
More FEATURES