Ruushka Iyo IRAN Oo Isku Dayay Faragalinta Doorashada Mareykanka.
Gebo Gebo News

October 22nd, 2020
Ruushka Iyo IRAN Oo Isku Dayay Faragalinta Doorashada Mareykanka.

Washington(Gebogebobnews)-Agaasimaha sirdoonka qaranka ee Mareykanka John Ratcliffe ayaa Arbacadii sheegay in dowladaha Russia iyo Iran ay labadaba isku dayeen inay soo faragaliyaan doorashada madaxtinimo ee Mareyakanka ee 2020ka.

 

 

Ratcliffe Ratcliffe oo ka hadlayay shir jaraa’id oo si deg deg ah loo soo abaabulay, ayaa sheegay in Mareyaknka uu lacago dul saari doono waddan kasta oo shisheeye oo soo faragaliya doorashada Mareaykanka ee 2020-ka, iyadoo uu shirka jaraa’id ku wehliyay agaasimaha hay’adda FBI-da Chris Wray.

 

 

 

“Waxaan xaqiijinnay in qaar kamid ah macluumadka diiwaangalinta cod bixiyeyaasha ay heleen Iran iyo si qaas ah Russia,” ayuu yidhi Ratcliffe intii lagu guda jiray shirka jaraa’id,

 

 

 

Wuxuu sheegay inay arkeen Email-lo ay dirtay Iran oo loogu talagalay in lagu khalkhalgaliyo codbixiyeyaasha, kicin bulsho iyo in lagu dhaawaco madaxweyne Donald Trump.

 

 

 

Hadalka madaxa Sirdoonka ee Mareykanka ayaa imaanaya iyadoo doorashada madaxtimo ee Mareayknka ay ka hadhsan tahay laba toddobaad oo kaliya, jilayaasha shisheeyahana ay raadinayan habab ay kusoo faragaliyaan doorashada si natiijada ay waddaeeda uga weeciyaan.




Features

  • Diiwaan gelinta Codbixiyeyaasha Doorashooyinka Oo Saaka Ka bilaabmay Dalka Iyo Duruufaha Ku Xeeran
  • Soomaalida Itoobiya Iyaga Xaaladdoodu Waa Ninkii Hooyaday Guursadaba Waa Adeerkay W/Q Cabdiraxmaan Cadami
  • Dibadbax Lagaga soo Horjeedo Xayiraada Covid 19 Oo London ka Dhacayhttps://www.youtube.com/watch?v=xHe4t7PBmdg&feature=emb_title
  • TPLF Iyo Xukumadda Abiy Oo Somaliland Tusaale Ka Dhigtay
  • Dilaagii Muqdisho – Macallin Ilkacase Iyo Xubno Kale Oo Lagu Fuliyey Dil Toogasho
  • Maamulka iyo madaxda sare ee iskuulka orbit inretnational college ayaa xaflad u qabtay arday kaqalin jabisay
  • Maxamuud Xaashi Oo Eedaymo U Jeediyay Madaxweyne Biixi, Kana Hadlay Hankiisa Musharaxnimada Guddoomiyenimada KULMIYE.
  • Daawo:Maayirka Burco Maxamed Muraad Oo Hoga Tusaaleeyey Sooyalka Taarikhed Ee Magalada Burco Naanayso Cusub-na Bixiyey.
  • Shacabka Burco Oo Ku Guulaystay Inay Iska Dulqaadan Dulmigii Iyo Tacadigii Ay Ku Haysay Shirkada Laydhka Ee HECO.
  • Jiif Caaqilka Guud Ee Beesha Muuse Abokor Oo Madaxweyne Muuse Biixi Ugu Goodiyay Dagaal, Wasiir Maxamed Kaahina Ku Sheegay Ninaan Kalsooni Ka Haysan Beesha Uu Ka Soo Jeedo.
  • Daawo:Isuduwaha Wasaarada Caafimadka Togdheer Oo Sharaxay Muhiimada Uu Leeyahay Mashruuc Kor Loogu Qaadayo Caafimaadka Hooyada Iyo Dhalaanka Oo Burco Lagu Daah Furay.
  • Daawo:Barnaamij Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka + Ganacsatada Oo Heshay Goob Ay Si-Cadaalada Ugu Tartamaan.
  • Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Si Adag U Dhaliilay Dhismaha Jidka Berbera Corridor Ee Dhawaan La Dhagax Dhigay.
  • Dawlada Kenya Oo U yeedhay Safiirkeedi Muqdisho, kuna Amartay Safiirka Somaliya Inuu Ka baxo Dalkeeda.
  • Saddex Masuul Oo Xilal Wasiirnimo Ka Soo Qabtay Xukuumadii Siilaanyo Oo Muqdisho Ka Degay.
More FEATURES