“Saaka ayaan soo gaadhay xafiis kamid ah xafiisyadii aan u soo socday nus qarniga ” Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Cismaan Dubbe.
Gebo Gebo News

October 27th, 2020
“Saaka ayaan soo gaadhay xafiis kamid ah xafiisyadii aan u soo socday nus qarniga ” Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Cismaan Dubbe.

“Bilowgii 1998kii ayaan Xarunta Dowladda Hoose ee Burco ku soo booqday nin aannu saaxiib ahayn oo la odhan jirey Cismaan Tima-adag oo markaa ahaa madaxa Shaqaalaha Dowladda Hoose, waa xiligii Maxamed Xuseen ahaa Duqa Magaalada Burco. Askartii albaabka ilaalinaysay baa bakoorad aan iskaga xaragoonayey igu yidhi keen xafiiska ha la’ geline, ma’jirin xiligaas sharci diidayey ulaha dhaqanka in lala galo xarumaha maamulka. Markaas baan Askartii ku iri kelmad aanan ku talo gelin oo ahayd “ii sii haya usha’ kolleyba maalin dhow anigaa madax idiin noqon doona’e”.


Maalintaas runtii maan hayn qorshe iyo aragti aan wax ku maamulo, laakiin xilka iyo masuuliyadda ayuun baan iska caashaqsanaa. 22 kaas sanadood ee ka dambeeyey maalintaas waxan baranayey ama dadka barayey aqoon ku saabsan Dowladnimada, xilka iyo waajibaadkiisa. Saaka ayaan soo gaadhay xafiis kamid ah xafiisyadii aan u soo socday nus qarniga si aan ugu adeego Dadkayga iyo Dalkayga , Ilaahay ha igu asturo”

Waxaa qoray Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Cismaan Dubbe




Features

  • Maxamuud Xaashi Oo Eedaymo U Jeediyay Madaxweyne Biixi, Kana Hadlay Hankiisa Musharaxnimada Guddoomiyenimada KULMIYE.
  • Daawo:Maayirka Burco Maxamed Muraad Oo Hoga Tusaaleeyey Sooyalka Taarikhed Ee Magalada Burco Naanayso Cusub-na Bixiyey.
  • Shacabka Burco Oo Ku Guulaystay Inay Iska Dulqaadan Dulmigii Iyo Tacadigii Ay Ku Haysay Shirkada Laydhka Ee HECO.
  • Jiif Caaqilka Guud Ee Beesha Muuse Abokor Oo Madaxweyne Muuse Biixi Ugu Goodiyay Dagaal, Wasiir Maxamed Kaahina Ku Sheegay Ninaan Kalsooni Ka Haysan Beesha Uu Ka Soo Jeedo.
  • Daawo:Isuduwaha Wasaarada Caafimadka Togdheer Oo Sharaxay Muhiimada Uu Leeyahay Mashruuc Kor Loogu Qaadayo Caafimaadka Hooyada Iyo Dhalaanka Oo Burco Lagu Daah Furay.
  • Daawo:Barnaamij Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka + Ganacsatada Oo Heshay Goob Ay Si-Cadaalada Ugu Tartamaan.
  • Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Si Adag U Dhaliilay Dhismaha Jidka Berbera Corridor Ee Dhawaan La Dhagax Dhigay.
  • Dawlada Kenya Oo U yeedhay Safiirkeedi Muqdisho, kuna Amartay Safiirka Somaliya Inuu Ka baxo Dalkeeda.
  • Saddex Masuul Oo Xilal Wasiirnimo Ka Soo Qabtay Xukuumadii Siilaanyo Oo Muqdisho Ka Degay.
  • Somaliland Oo Cadaysay Mawqifkeeda Ku Aadan Dawlaha UK iyo Ruushka Oo Doonaya Inay Saldhigyo Milatari Ka Samaystaan Berbera.
  • Shirkada Dp World Oo Ka Noqotay Heshiiskii Ay Ku Maalgelinaysay Dekedda Magaalada Berbera Iyo Itoobiya Oo Caqabad Ku Noqotay Somaliland.
  • Daawo:Siyaasi Ka Tirsan Kulmiye Oo Madaxweyne Biixi Ku Eedeyey Inuu Burburinayo Xisbiga Kulmiye Fashilyey-na Siro.
  • Dawladda Maraykanka Oo War Cusub Ka Soo Saarey Qadiyada Madaxbanaanida Somaliland.
  • Daawo:Wasiir Hinda Gaani Oo Si Kulul Uga Jawaabtay Hadlo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ku Weeraray Xukumada.
  • Daawo:Siyaasi Tiir Dhexaad U Ahaa Xisbiga Waddani Oo Iscasilay Dhaliilana Ujeediyey Gudoomiye Ciro.
More FEATURES