Taiwan Oo Somaliland Ka Taageeraysa Caafimaadka Casriga Ah.
Gebo Gebo News

January 9th, 2021
Taiwan Oo Somaliland Ka Taageeraysa Caafimaadka Casriga Ah.

Xukuumaddaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo Taiwan ayaa wada qorshe lagu midaynaayo Caasimadaha labada dal ee Hargeysa iyo Taipel.

Danjiraha Somaliland u jooga dalka Taiwan, Maxamed Haggi oo shalay kulan la qaatay Duqa (Mayor) Magaalo Madaxda Taipei, Dr Ko Wen-je waxa uu maanta Taipei City Hall ayey Labada dhinac ka wada hadleen sidii Dawladaha Hoose ee Hargeysa iyo Taipei ay u wada shaqayn lahaayeen mustaqbalka dhow.kaasi oo kor usii qaadaya xidhiidh Saaxiibtnimo ee ka dhexeeya labada Dawladdood.

Dhinaca kale Safiirka Jamhuuriyadda Somaliland ee dalka Taywaan, Amb Maxamed Hagi, Madaxa Cisbitaaalka Taipei Medical University Hospital Dr. Jeng Fong Chiou (Superintendent), Dr. Po-Li Wei (Vice superintendent) iyo Prof. Chia-Kwung Fan ayaa ka wadahadlay sidii Somaliland iyo Taiwan ay uga wada shaqayn lahaayeen dhismaha nidaamka cusub oo caafimaad oo casri ah oo ay yeelan doonto Somaliland mustaqbalka dhow.

Kulanka waxa safiirka dhankiisa ku wehelinayey qaarka mid ah Madaxda Safaaradda Somaliland. Mashruucan waxa ka wada shaqayn doona labada dawladdood iyo labada Cisbitaal ee Hargeysa Group Hospital iyo Taipei Medical Hospital.




Features

  • Maxamuud Xaashi Oo Eedaymo U Jeediyay Madaxweyne Biixi, Kana Hadlay Hankiisa Musharaxnimada Guddoomiyenimada KULMIYE.
  • Daawo:Maayirka Burco Maxamed Muraad Oo Hoga Tusaaleeyey Sooyalka Taarikhed Ee Magalada Burco Naanayso Cusub-na Bixiyey.
  • Shacabka Burco Oo Ku Guulaystay Inay Iska Dulqaadan Dulmigii Iyo Tacadigii Ay Ku Haysay Shirkada Laydhka Ee HECO.
  • Jiif Caaqilka Guud Ee Beesha Muuse Abokor Oo Madaxweyne Muuse Biixi Ugu Goodiyay Dagaal, Wasiir Maxamed Kaahina Ku Sheegay Ninaan Kalsooni Ka Haysan Beesha Uu Ka Soo Jeedo.
  • Daawo:Isuduwaha Wasaarada Caafimadka Togdheer Oo Sharaxay Muhiimada Uu Leeyahay Mashruuc Kor Loogu Qaadayo Caafimaadka Hooyada Iyo Dhalaanka Oo Burco Lagu Daah Furay.
  • Daawo:Barnaamij Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka + Ganacsatada Oo Heshay Goob Ay Si-Cadaalada Ugu Tartamaan.
  • Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Si Adag U Dhaliilay Dhismaha Jidka Berbera Corridor Ee Dhawaan La Dhagax Dhigay.
  • Dawlada Kenya Oo U yeedhay Safiirkeedi Muqdisho, kuna Amartay Safiirka Somaliya Inuu Ka baxo Dalkeeda.
  • Saddex Masuul Oo Xilal Wasiirnimo Ka Soo Qabtay Xukuumadii Siilaanyo Oo Muqdisho Ka Degay.
  • Somaliland Oo Cadaysay Mawqifkeeda Ku Aadan Dawlaha UK iyo Ruushka Oo Doonaya Inay Saldhigyo Milatari Ka Samaystaan Berbera.
  • Shirkada Dp World Oo Ka Noqotay Heshiiskii Ay Ku Maalgelinaysay Dekedda Magaalada Berbera Iyo Itoobiya Oo Caqabad Ku Noqotay Somaliland.
  • Daawo:Siyaasi Ka Tirsan Kulmiye Oo Madaxweyne Biixi Ku Eedeyey Inuu Burburinayo Xisbiga Kulmiye Fashilyey-na Siro.
  • Dawladda Maraykanka Oo War Cusub Ka Soo Saarey Qadiyada Madaxbanaanida Somaliland.
  • Daawo:Wasiir Hinda Gaani Oo Si Kulul Uga Jawaabtay Hadlo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ku Weeraray Xukumada.
  • Daawo:Siyaasi Tiir Dhexaad U Ahaa Xisbiga Waddani Oo Iscasilay Dhaliilana Ujeediyey Gudoomiye Ciro.
More FEATURES