Ciidanka Booliska Somaliland Oo Dad U Xidhay Qarax Ka Dhacay Laascaanood
Gebo Gebo News

January 13th, 2021
Ciidanka Booliska Somaliland Oo Dad U Xidhay Qarax Ka Dhacay Laascaanood

Laascaanood(Gebogebonews)-Ciidammada Booliska Somaliland ayaa howlgallo xalay ka sameeyeen magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa waxay ku soo qabtay dhowr qof oo lagu tuhmayo inay ka dambeeyeen qarax ka dhacay magaalada.

 

Qaraxan oo ahaa Bam gacmeed ayaa lagu weeraray goob ay ka socotay diiwaan gelinta cod bixiyeyaasha Somaliland.

 

Illaa saddex qof oo laba askari ah iyo qof shacab ah ayaa ku dhaawacmay qaraxa bambaano ee lagu weeraray xarunta lagu diiwaan gelinayay cod bixiyeyaasha.

 

Ciidammada Booliska Somaliland ayaa howlgallo tan iyo xalay ka sameeyeen xaafadaha Laascaanood ayaa waxay soo qabteen dad lagu tuhmayo inay ka dambeeyeen qaraxaas.

 

Magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool ayaa amnigeeda soo hagaagaya sannadihii u dambeeyay, waxaana magaaladaas hore uga dhacay dilal.




Features

  • Maxamuud Xaashi Oo Eedaymo U Jeediyay Madaxweyne Biixi, Kana Hadlay Hankiisa Musharaxnimada Guddoomiyenimada KULMIYE.
  • Daawo:Maayirka Burco Maxamed Muraad Oo Hoga Tusaaleeyey Sooyalka Taarikhed Ee Magalada Burco Naanayso Cusub-na Bixiyey.
  • Shacabka Burco Oo Ku Guulaystay Inay Iska Dulqaadan Dulmigii Iyo Tacadigii Ay Ku Haysay Shirkada Laydhka Ee HECO.
  • Jiif Caaqilka Guud Ee Beesha Muuse Abokor Oo Madaxweyne Muuse Biixi Ugu Goodiyay Dagaal, Wasiir Maxamed Kaahina Ku Sheegay Ninaan Kalsooni Ka Haysan Beesha Uu Ka Soo Jeedo.
  • Daawo:Isuduwaha Wasaarada Caafimadka Togdheer Oo Sharaxay Muhiimada Uu Leeyahay Mashruuc Kor Loogu Qaadayo Caafimaadka Hooyada Iyo Dhalaanka Oo Burco Lagu Daah Furay.
  • Daawo:Barnaamij Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka + Ganacsatada Oo Heshay Goob Ay Si-Cadaalada Ugu Tartamaan.
  • Hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Si Adag U Dhaliilay Dhismaha Jidka Berbera Corridor Ee Dhawaan La Dhagax Dhigay.
  • Dawlada Kenya Oo U yeedhay Safiirkeedi Muqdisho, kuna Amartay Safiirka Somaliya Inuu Ka baxo Dalkeeda.
  • Saddex Masuul Oo Xilal Wasiirnimo Ka Soo Qabtay Xukuumadii Siilaanyo Oo Muqdisho Ka Degay.
  • Somaliland Oo Cadaysay Mawqifkeeda Ku Aadan Dawlaha UK iyo Ruushka Oo Doonaya Inay Saldhigyo Milatari Ka Samaystaan Berbera.
  • Shirkada Dp World Oo Ka Noqotay Heshiiskii Ay Ku Maalgelinaysay Dekedda Magaalada Berbera Iyo Itoobiya Oo Caqabad Ku Noqotay Somaliland.
  • Daawo:Siyaasi Ka Tirsan Kulmiye Oo Madaxweyne Biixi Ku Eedeyey Inuu Burburinayo Xisbiga Kulmiye Fashilyey-na Siro.
  • Dawladda Maraykanka Oo War Cusub Ka Soo Saarey Qadiyada Madaxbanaanida Somaliland.
  • Daawo:Wasiir Hinda Gaani Oo Si Kulul Uga Jawaabtay Hadlo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ku Weeraray Xukumada.
  • Daawo:Siyaasi Tiir Dhexaad U Ahaa Xisbiga Waddani Oo Iscasilay Dhaliilana Ujeediyey Gudoomiye Ciro.
More FEATURES