Maanta waxa aynu soo qaadan doonaa xanuunka Tayfoodh oo aad caan uga ah dalalka soo koraya, inagana bulsho ahaan inagu badan. Cudurkani waxa uu ku dhacaa hab-dhiska dheef-shiidka iyada oo uu keeno astaamo kala duwan. Cudurkan waxaa la daalaa dhacaya ku dhawaad 21.6 milyan oo qof. Dadka cudurkan u dhinta […]