Gebo Gebo News

MAQAALLO
MADAXDA AFRICA EE HADA TALADA JOOGA WAXA LOOGA FADHIYAA IN AY KA TAGAAN , TAARIIKH , HAL-ABUURO IYO HOGAAMIYAYAASHII BARITO
MADAXDA AFRICA EE HADA TALADA JOOGA WAXA LOOGA FADHIYAA IN AY KA TAGAAN , TAARIIKH , HAL-ABUURO IYO HOGAAMIYAYAASHII BARITO
1 month ago

MADAXDA AFRICA EE HADA TALADA JOOGA WAXA LOOGA FADHIYAA IN AY KA TAGAAN , TAARIIKH , HAL-ABUURO IYO HOGAAMIYAYAASHII BARITO !! ( Adiga oo dhaxal reebi kara , ha noqon dhinte aan la tebin ). Dalkasta iyo qaarad kasta oo aynu hiigsano ama u naqaano wadamada hore u maray waxa […]

Read full story → Comments Off on MADAXDA AFRICA EE HADA TALADA JOOGA WAXA LOOGA FADHIYAA IN AY KA TAGAAN , TAARIIKH , HAL-ABUURO IYO HOGAAMIYAYAASHII BARITO
  • Wax-qabbadka iyo Horumarinta Badhasaabka Gobolka Hawd Eng. Axmed Cige Yare.
    Wax-qabbadka iyo Horumarinta Badhasaabka Gobolka Hawd Eng. Axmed Cige Yare.
    Wax-qabbadka iyo Horumarinta Badhasaabka Gobolka Hawd Eng. Axmed Cige Yare.

    Guddoomiyaha gobolka hawd Mudane Axmed Cige Maxamed “Axmed cige Yare” waxa uu xilka badhasaabka gobolka Hawd la wareegay 6-06-2020-kii waxanu xilkaasi hayaa mudo dhan Afar bilood iyo lix iyo toban cisho ah. Muddadaas kooban waxa uu gobolka Hawd uu cagta saarray dhabbadii horumarka iyo hillaadinta horumar toggan oo ka taabo-galey […]

    Read more ›
    December 21, 2020, 1:17 pm
  • Dhibaatooyinka Caafimaad Ee Maraq Digaagga
    Dhibaatooyinka Caafimaad Ee Maraq Digaagga
    Dhibaatooyinka Caafimaad Ee Maraq Digaagga

    Khubarada caafimaadku waxa ay ka digaan inta badan dhibaatooyinka caafimaad ee ay leeyihiin walxaha farsamaysan ee cuntooyinka lagu darsadaa waxaanan maanta qormadan caafimaadka ku eegi doonaa dhibaatooyinka caafimaad ee Maraq Digaaga iyo waliba tamaandho qasaaca loo yaqaano gurgurta. Waa mawduuc muhiim u ah qoys walba oo Soomaali ah inay wax […]

    Read more ›
    December 5, 2020, 9:24 am
  • Abaal-marinta Nobel price Ma lagala noqon karaa qof hore loo siiyey?
    Abaal-marinta Nobel price Ma lagala noqon karaa qof hore loo siiyey?
    Abaal-marinta Nobel price Ma lagala noqon karaa qof hore loo siiyey?

    Sida la og yahay abaalgudka Nobel oo ah abaal- marin sumcad way ku leh caalamka, waxay ka soo bilaabmatay geerigii maalqabeenkii saynisyahanka ahaa ee reer Sweden, Alfred Nobel , oo geeriyooday 1896 kii. Intii aanu dhiman wuxuu ku dardaarmay in xoolihiisa abaalgud laga siiyo cidii sanadkaa aduunka ku soo kordhisa […]

    Read more ›
    November 18, 2020, 9:23 am
  • MAANTAAN KA QUUSTAY IN MUQDISHO LAYGA MAAMULO Qalinkii Axmed Cali Baynax
    MAANTAAN KA QUUSTAY IN MUQDISHO LAYGA MAAMULO Qalinkii Axmed Cali Baynax
    MAANTAAN KA QUUSTAY IN MUQDISHO LAYGA MAAMULO Qalinkii Axmed Cali Baynax

    Dad baa yidhaahda koox siyaasiyiin ah aragti duqowday xambaarsan ayaa shacabka Somaliland midnimada nacsiiyay, waa ta lagu maaweeliyo dhalinta Somaliland ee kacaantay intii ka dambaysay sagaashanaadkii.   Waxay ahayd 1987, waxan dhiganayay machad lagu qaato maamulka iyo maaraynta oo ay maalgelinaysay hay’ad jarmal ah oo la odhan jiray Hanns Seidel […]

    Read more ›
    November 2, 2020, 12:28 pm