Gebo Gebo News

MAQAALLO
  • Cali Khaliif Galayr,Taariikh Wacan Uga Dagi Doonnaa Dadka Ka Danbeeya.
    Cali Khaliif Galayr,Taariikh Wacan Uga Dagi Doonnaa Dadka Ka Danbeeya.
    Cali Khaliif Galayr,Taariikh Wacan Uga Dagi Doonnaa Dadka Ka Danbeeya.

    mudane galaydh waa nin u dhashay jamhuuriyadda Somaliland,isla markaasina ah ninka magac dheer leh,geyiga sooamaalida,waana aqoonyahan calanka ugu sita dhamaan dhulka soomaalida, ,wuxuuna nasiib u helley inuu xillal iyo magac iyo is huwan kazoo hooyo intii u ku gudda jirey hayaanka noloshiisa.haa.   in baddan wuxuu samaytay jabhaddu uu markaa […]

    Read more ›
    March 18, 2017, 8:20 am
  • Dar-leef :- Wasiirka Macdanta Arinkiisu Ma Waa Jiilaal Ee Ha La Jilaabtaa..!
    Dar-leef :- Wasiirka Macdanta Arinkiisu Ma Waa Jiilaal Ee Ha La Jilaabtaa..!
    Dar-leef :- Wasiirka Macdanta Arinkiisu Ma Waa Jiilaal Ee Ha La Jilaabtaa..!

    Macnawiyan, mucaaraddadu maaha mabda’ ka indho-saaban wanaagga iyo waxtarka horumarka balse waa summad baadisooc oo lagu tilmaamsado aragtida tolmoon ee saxaysa amase farta ku fiiqaysa waxa qaloocday ee qaldamay isla markaana ku badhitaaraysa qorshe kale oo ka qumman ka hore ee wax qaldaya.   Xaasha ! Marnaba Suurtogal maaha darleefnimo […]

    Read more ›
    March 15, 2017, 5:16 am
  • waa kuma salaanka loo fulo sanaag bari
    waa kuma salaanka loo fulo sanaag bari
    waa kuma salaanka loo fulo sanaag bari

    waa kuma salaanka loo fulo sanaag bari qori cideedka lagaag talabo cida iyo dhiidhiga hortaal xukumad siilanyo kagan aadan dhibatoyinka gobolad bariga somaliland gaar ahaan sanaag bari wax halaakeyey abaaro aad uu daran   biyo la.aan baahi baad iyo xanuuno dadka sameeyey ma haystan cid uu dhaqdhaqaad waayo wax xukumada […]

    Read more ›
    March 14, 2017, 1:51 pm
  • Maxaa U Dhaxeeya Baggiyada Islaamiga Ah Iyo Banggiyada Ganacisga (Ribawiga Ah)
    Maxaa U Dhaxeeya Baggiyada Islaamiga Ah Iyo Banggiyada Ganacisga (Ribawiga Ah)
    Maxaa U Dhaxeeya Baggiyada Islaamiga Ah Iyo Banggiyada Ganacisga (Ribawiga Ah)

    Waa maxay Banggi Dul-saar leh (Ribo) Conventional Banks? Waa maxay Banggi islaamiya? Maxa u dhexeeya Baggi Islaamiya iyo Baggi Ribawi ah? Banggiga Ribada ah (Baggiyadda Ganacsigga) ma kadaloob dhaqaaluu kena mise koboc dhaqaale? Waa maxay Muraabaxaddu? Maxaa la gudboon ummada Reer Soomaaliland? Haddii anu si kooban uga war bixino kalmadda […]

    Read more ›
    March 13, 2017, 8:02 am