Gebo Gebo News

MAQAALLO
  • Cabdirashiid Riyo-raac magaciisaa inagu filan..W/Q Axmed Maxamed
    Cabdirashiid Riyo-raac magaciisaa inagu filan..W/Q Axmed Maxamed
    Cabdirashiid Riyo-raac magaciisaa inagu filan..W/Q Axmed Maxamed

    Haddii xil loo dhaartay oo laga tegay cidi ku noqonayso dembiile iyo Khaa’inul Waddan ninkan Riyo-raac la baxay baa koobka qaaday, sababtoo ah waa ninka Saddexda Xisbi ee meesha ka jira dhamaantood u dhaartay ee ka dukaamaystay mid kastana markii uu ka qubaystay macawistii iyo Kabihii dacaska ahaa ee casaa […]

    Read more ›
    September 3, 2019, 10:48 am
  • Maxaad ka og tahay Somaliland ta qarsoon ( Darbijiif)
    Maxaad ka og tahay Somaliland ta qarsoon ( Darbijiif)
    Maxaad ka og tahay Somaliland ta qarsoon ( Darbijiif)

    Waa inamo iyo hablo , waa dad waaweyn iyo dad aad u yaryar , Waxa ay u hoydaan gidaarada iyo dooxyada ( dixda ) , waxa ay quutaan maalinba waxii ay helaan oo waxa ay cunto ka raadsadaan meelo aanad u quudheen qof binu adam ahi in uu cunto ka […]

    Read more ›
    August 20, 2019, 3:25 am
  • La Kala Dheere Se Orod Maha
    La Kala Dheere Se Orod Maha
    La Kala Dheere Se Orod Maha

    Bulshada somaliland guud ahaan waa ummad isku mida wixii dhib iyo dheefana si isku mida u saamayso. Markaad u kuur gasho nolosha dhaqan dhaqaale iyo saamaynta ay ku leedahay dawladnimo waxaa kuu soo baxaaya kala duwanaansho wayn, deegaan ahaan marka loo qaybiyo bari iyo galbeed.   Bariga markaad joogtid waxaad […]

    Read more ›
    August 14, 2019, 7:25 pm
  • SOMALILAND TA QARSOON MAXAAD KA OG TAHAY
    SOMALILAND TA QARSOON MAXAAD KA OG TAHAY
    SOMALILAND TA QARSOON MAXAAD KA OG TAHAY

    Waa danyar aad ka naxayso hoyga ay ka galaan dhaxanta iyo roobka iyo waliba qoraxda kulul ee dalka, waa qoys ka kooban Shan caruur ah iyo labadoodii waalid waxa ay ku soo koreen nolol maalina la qadeeyo maalinta la waayana aan laba tabin waayo waxa ay la qabsadeen gaajada . […]

    Read more ›
    July 30, 2019, 7:33 am
  • COLAADA CEEL-AFWEYN MA MASHRUUC BAA TOLOW WAA YAABE !!!
    COLAADA CEEL-AFWEYN MA MASHRUUC BAA TOLOW WAA YAABE !!!
    COLAADA CEEL-AFWEYN MA MASHRUUC BAA TOLOW WAA YAABE !!!

    COLAADA DEEGAANADA CEEL-AFWEYN IYO AGAGEERKEEDA DADKEENII WAY KU MADHEEN , GURMADNA INAGUMA YARA E , MA MASHRUUC BAA TOLOW WAA YAABE ? !!! ( MASUULIYIINTA DAWLADA IYO ODAY DHAQAMEEDKII DEEGAANADAA EE INTAAS OO GOOR ARINKAAS GALAY EE WAXBA U QABSOOMI WAAYEEN MAANTA YAANAY GALIN , HANA ISKA CASILAAN MASUULIYADAHA AY […]

    Read more ›
    July 30, 2019, 7:31 am
  • Talaabo U Eeg Guul&Is Af-Garsho Haday Hir Gashana Qaranka Guul U Ah
    Talaabo U Eeg Guul&Is Af-Garsho Haday Hir Gashana Qaranka Guul U Ah
    Talaabo U Eeg Guul&Is Af-Garsho Haday Hir Gashana Qaranka Guul U Ah

    “Qodobka Ugu Muhiimsan Ee La Isku Mari la’aa Ayaa Ah Tirada Guddiga Cusub Ee Doorashada Xukuumadda & Xisbiga KULMIYE Oo Isku Duuban Ayaa Aaminsanaa In Doorashadan Hadda Lagu Galo [7]Xubnood Halka Ay Xisbiyada Mucaaradka Oo Uu Waddani Ugu Horeeyaa Aaminsanaayeen Dhankooda In Guddiga Doorashada Laga Dhigo [9]Xubnood Haddaba Isla Shawrid […]

    Read more ›
    July 25, 2019, 5:39 am