Gebo Gebo News

MAQAALLO
  • ” Fariinta Nabbada Ee Ceel-afwayn.”
    ” Fariinta Nabbada Ee Ceel-afwayn.”
    ” Fariinta Nabbada Ee Ceel-afwayn.”

    Waa wax lagu farxo ifafaallaha nabbadeed ee ka muuqda deggaan-ka Ceel-afwayn, waana darreen qalbiyada wanaagsan ka farxinaaya, waa wax lagu farxo go’aan-ka wanaagsan ee ay qateen madaxda dhaqan-ka ee kasoo jeeda labbada beelood. Colaadda Ceel-afwayn waxay ahayd mid lagu riiqday oo ay dad badani ku dhinteen, kuwo kalena dhawaaca wayni […]

    Read more ›
    November 9, 2019, 11:54 am
  • Re: Dhambaal iyo Warqad Ku Socota Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.!
    Re: Dhambaal iyo Warqad Ku Socota Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.!
    Re: Dhambaal iyo Warqad Ku Socota Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.!

    Qoraalkani waa mid nasteexo iyo garnaqsi ah kuna socda hoggaan-ka maanta majarraha u haya qaranka Somaliland ee akhris wanaagsan. Mudane madaxwayne waxaad tahay hogaamiyihii qarran-ka, nagama mudnid cay,canjarfayn iyo hadal qadaf ah Waxaa kor-kaaagga huwan sharftii iyo astaantii qarankeenna. Waxaa dushaada ahaatay karraamo iyo xasaannad, Caydaaddu waxay keeni kartaa cawaaqibo […]

    Read more ›
    November 9, 2019, 11:48 am
  • Waa kuma Dr Gaboose Muxuuse ugu suntan yahay shacabka iyo qarankaba?
    Waa kuma Dr Gaboose Muxuuse ugu suntan yahay shacabka iyo qarankaba?
    Waa kuma Dr Gaboose Muxuuse ugu suntan yahay shacabka iyo qarankaba?

     Dr gaboose waxa u kamid yahay dhakhatiirta ugu waweyn somaliland wana shakhsi umada ka shaqaysta balse aan u shaqaynin, Waxan wada ogsonahay in aragtidiisa lagu bixiyo 50$ o anay awoodeynin shacabka itaalka daran e somaliland, Waxay ahayd inanu umada isaso hortaagine dhiig miirtahiisa iska ahaado shacabkana ka qajilo, Dr gaboose […]

    Read more ›
    November 7, 2019, 3:22 pm