Gebo Gebo News

WARARKA
  • Meydadka Kalluumeysato Ajaanib Ah Oo Laga Helay Xeebaha Somaliland.
    Meydadka Kalluumeysato Ajaanib Ah Oo Laga Helay Xeebaha Somaliland.
    Meydadka Kalluumeysato Ajaanib Ah Oo Laga Helay Xeebaha Somaliland.

    Berbera(Gebogebonews)-Shabakadda Wararka Al-masdar Online ee laga leeyahay dalka Yemen ayaa Ilo-wareedyo gudaha ah waxa ay u sheegeen in 2 Kalluumeysato oo ka mid ahaa saddex kalluumeysato oo la la’aa ilaa dabayaaqadii bishii hore ee Jeeniweri laga helay Badda Calaamiga ee u dhexeysa Xeebaha Somaliland iyo Yemen ee Kaabiga ku haya […]

    Read more ›
    February 13, 2020, 11:08 am
  • Madaxweynihii Hore Ee Sudan Cumar Al-Bashiir Oo Loo Dhiibayo Maxkamadda Caalamiga Ah ICC.
    Madaxweynihii Hore Ee Sudan Cumar Al-Bashiir Oo Loo Dhiibayo Maxkamadda Caalamiga Ah ICC.
    Madaxweynihii Hore Ee Sudan Cumar Al-Bashiir Oo Loo Dhiibayo Maxkamadda Caalamiga Ah ICC.

    Khartoum(Gebogebonews)-Millateriga xukuma waddanka Suudaan ayaa go’aansaday in madaxweynihii hore Cumar Xasan Al-Bashiir, loo dhiibo Garsoorayaasha maxkamadda Caalamiga ah ICC ee fadhigeedu yahay Heeg. Al-Bashiir, ayaa waajihaya dacwad la xidhiidha in uu geystay denbiyo Dagaal intii uu xukunka hayay gaar ahaana gobolka Daarfuur sannadkii 2003.   Sannadkii 1989 ayuu xukun millateri […]

    Read more ›
    February 12, 2020, 6:48 am
  • Tirada Dadka U Dhintay Coronavirus Oo Kor U Dhaaftay 1000 Qof.
    Tirada Dadka U Dhintay Coronavirus Oo Kor U Dhaaftay 1000 Qof.
    Tirada Dadka U Dhintay Coronavirus Oo Kor U Dhaaftay 1000 Qof.

    Beijing(Gebogebonews)-Tirada dadka ku dhintay cudurka Coronavirus ee dalka Shiinaha ayaa dhaaftay 1000 qof, waxaana sare usii kordhaya walaaca laga qabo heerka uu la eg yahay dhaawaca uu gaadhsiiyey dhaqaalaha dalka. Shirkadaha dalka Shiinaha qaarkood ayaan weli shaqada kusoo laaban kadib markii fasax dheeri ah ay siiyeen shaqaalahooda dabaa-deggii sannadka cusub […]

    Read more ›
    February 12, 2020, 6:26 am