Gebo Gebo News

WARARKA
  • Madaxweynihii Hore Ee Sudan Cumar Al-Bashiir Oo Loo Dhiibayo Maxkamadda Caalamiga Ah ICC.
    Madaxweynihii Hore Ee Sudan Cumar Al-Bashiir Oo Loo Dhiibayo Maxkamadda Caalamiga Ah ICC.
    Madaxweynihii Hore Ee Sudan Cumar Al-Bashiir Oo Loo Dhiibayo Maxkamadda Caalamiga Ah ICC.

    Khartoum(Gebogebonews)-Millateriga xukuma waddanka Suudaan ayaa go’aansaday in madaxweynihii hore Cumar Xasan Al-Bashiir, loo dhiibo Garsoorayaasha maxkamadda Caalamiga ah ICC ee fadhigeedu yahay Heeg. Al-Bashiir, ayaa waajihaya dacwad la xidhiidha in uu geystay denbiyo Dagaal intii uu xukunka hayay gaar ahaana gobolka Daarfuur sannadkii 2003.   Sannadkii 1989 ayuu xukun millateri […]

    Read more ›
    February 12, 2020, 6:48 am
  • Tirada Dadka U Dhintay Coronavirus Oo Kor U Dhaaftay 1000 Qof.
    Tirada Dadka U Dhintay Coronavirus Oo Kor U Dhaaftay 1000 Qof.
    Tirada Dadka U Dhintay Coronavirus Oo Kor U Dhaaftay 1000 Qof.

    Beijing(Gebogebonews)-Tirada dadka ku dhintay cudurka Coronavirus ee dalka Shiinaha ayaa dhaaftay 1000 qof, waxaana sare usii kordhaya walaaca laga qabo heerka uu la eg yahay dhaawaca uu gaadhsiiyey dhaqaalaha dalka. Shirkadaha dalka Shiinaha qaarkood ayaan weli shaqada kusoo laaban kadib markii fasax dheeri ah ay siiyeen shaqaalahooda dabaa-deggii sannadka cusub […]

    Read more ›
    February 12, 2020, 6:26 am
  • Madaxweyne Biixi Iyo Guddoomiye Cirro Oo Xalay Ku Kulmay Addis Ababa.
    Madaxweyne Biixi Iyo Guddoomiye Cirro Oo Xalay Ku Kulmay Addis Ababa.
    Madaxweyne Biixi Iyo Guddoomiye Cirro Oo Xalay Ku Kulmay Addis Ababa.

    Hargeysa(Gebogebonews)-Madaxweynaha Somaliland mudane Muuse Biixi Cabdi iyo guddoomiyaha xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa xalay ku kulmay magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya oo ay labadooduba ku sugan yihiin.     Ma jiro war rasmi ah oo ka soo baxay kulanka laakiin, ilo xogogaal ah ayaa wargeyska […]

    Read more ›
    February 11, 2020, 7:51 am
  • Daawo:Qaabkii Madaxweynaha Dalka Somaliland Muuse Biixi Loogu Soo Dhaweeyay Itoobiya.
    Daawo:Qaabkii Madaxweynaha Dalka Somaliland Muuse Biixi Loogu Soo Dhaweeyay Itoobiya.
    Daawo:Qaabkii Madaxweynaha Dalka Somaliland Muuse Biixi Loogu Soo Dhaweeyay Itoobiya.

    Addis Ababa(Gebogebonews)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaaminayey oo si balaadhan loogu Soo dhaweeyey dalka Itoobiya.   Waxaana weftiga halkaasi ku Soo dhaweeyey wasiirudawlaha arrimaha dibeda Itoobiya Dr.Aklilu hailemecheal, waxaanay qadar nasasho ah ku qaateen qolka martida ee Airportka, waxaanay uga sii gudbeen halkii loogu talogalay […]

    Read more ›
    February 10, 2020, 6:12 am