Gebo Gebo News

WAXBARASHADA
Gudida Qandaraasyada Qaranka Oo Shaaciyey Tartan Loo Gelyo Goobo Waxbasho Oo Laga Dhisaayo Gobolada Dalka.
Gudida Qandaraasyada Qaranka Oo Shaaciyey Tartan Loo Gelyo Goobo Waxbasho Oo Laga Dhisaayo Gobolada Dalka.
1 day ago

Xafiiska Guddida Qandaraasyda Qaranka Somaliland wuxuu baahinayaa, isla markaana ku war gelinayaan dhamaan shirkadlayda dhismayaasha reer Somaliland ee ka shaqeeya hawlaha dhismaha iyo cidkasta oo danaynaysa usoo bandhigayaan Dhismayaal Dugsiyo iyo Laba (2) Lap oo loo dhisayo Dawladda,   Faah-faahinta dhismaha Dugsiyada, Labada (2) Lap iyo Goobaha laga dhisayo waa […]

Read full story → Comments Off on Gudida Qandaraasyada Qaranka Oo Shaaciyey Tartan Loo Gelyo Goobo Waxbasho Oo Laga Dhisaayo Gobolada Dalka.
  • Nabi Muxammad (NNKH) hadal laga sheegay oo sababay dhimasho iyo dhaawac
    Nabi Muxammad (NNKH) hadal laga sheegay oo sababay dhimasho iyo dhaawac
    Nabi Muxammad (NNKH) hadal laga sheegay oo sababay dhimasho iyo dhaawac

    Saddex ruux ayaa ku dhimatay magaalada Bangalore ee koonfurta dalka Hindiya kaddib markii ay ciidamada booliska rasaas ku fureen dad mudaharaadeyaal ah oo ka careysan “aflagaaddo” la sheegay in Nabi Muxammad, Nabadgalyo iyo Naxariis dushiisa ha ahaatee, loogu geystay Facebook.   Dadka isu soo baxay ayaa isugu tagay bannaanka hore […]

    Read more ›
    August 12, 2020, 10:25 am
  • Hab maamulka cisbitaalda (Tips of hospital managmanent)
    Hab maamulka cisbitaalda (Tips of hospital managmanent)
    Hab maamulka cisbitaalda (Tips of hospital managmanent)

    Waxa inbadan is waydiina ama inagu soo noqnoqta in wax badan ka qaldanyihiin haba maamulak cisbitaalada dalkeena taaso igu kalifatay inaan Qoro maqaalkan oo ku saabsan habab lagu maamulo cisbitalda si loo helo tayo caafimaad oo dhammaystiran Dalkeena . Markaynu ka hadalyno maamul ama kalmada maamul waa waxa ad u […]

    Read more ›
    June 24, 2020, 7:36 pm