Ciyaar kulul oo xiiso leh ayaa Xulalka Gobolka Maroodi-jeex iyo Awdal ay iskaga hor-yimaadeen Koobka Gobolada Jamhuuriyada Somaliland, oo ka socda Garoonka Kubadda Cagta ee Hargeysa Stadium oo loogu soo baxayey Wareega Afar Dhamaadka (Simi-final) ayaa qaybtii hore ay Goolkii 1aad ay ku horeeyeen Gobolka Maroodi-Jeex oo uu dhaliyey Guuleed […]